Wararka

7 Arrimood Oo Hadaad Subax Kasta Samayso Kaa Ridaya Miisaanka

Korodhka miisaanku waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka ugu badan ee dunida maantu ka cabato, maadaama oo uu culays ku hayo caafimaadka bulshada iyo dhaqaalaha

Continue Reading »

Qeybta Wararka

Soo Bixidda Ilkaha Caruurta Iyo Daryeelka Ay U Baahan Yihiin iyo calama dahoda

Korniinka iyo aasaaska ilkuhu waxay ilmaha u bilowdaan inta uu ku jiro uurka. Inta badan caruurta ilkaha ugu horreeya ee loo yaqaan “ilko-caanoodka” waxay usoo

Continue Reading »

Wararka Archives

Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka
- Aug 13, 2018
  Laga Soo Bilaalbo Markii Alla Uu Doonay Uumista Aadamaha Ee Uu Abuuray Aabeheen Aadam Isagoo Ka Abuuray Carrada Hooyadeen Xawaana Ka Buuray Fadhisii Si Uu Ugu Dego Una Dugsado. Intaa Ka ...
Siyaabaha Ugu Fiican Ee Aad Uga Bogsan Karto Daalka Shaqo Maalmaameedka
- Aug 9, 2018
  Cadaadiska dhan walba ka imanaya, culayska shaqo iyo guud ahaanba hawlawha nolosha casriga ah ku lammaani waxa ay sababeen in daalku uu ka mid noqdo nololmaalmeedka qofka. Cadaadiska dhan walba ...
Ma Rabtaa Inaad Noqoto Arday Hirgalay, oo Guulaysta?
- Aug 2, 2018
Ma tahay arday? Haddii aad tahay arday ma rabtaa inaad noqoto arday hirgalay, oo guulaysta? Haddii aad “haa” ku jawaabto labadaa su’aaloodba, su’aal kale: “Sidee baad u noqon kartaa arday ...
Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Qaraha Ama Xabxabka
- Aug 2, 2018
xabxabka ama qaruhu wuxu kamid yahay cuntooyinka ay dadku ugu jecel yihiin inay cunaan. Marka lagasoo tago dhadhankiisa macaan wuxuu qani ku yahay nafaqooyin badan kuwaasi oo si weyn ugu ...
Halkudhigyo Xikmad Leh
- Aug 2, 2018
Gabadha Talyaani haddii aad jacayl u sheegato kuma rumaysanayso in aad dhab u jeceshay illaa aad darteed dhagar u gasho, Gabadha Inigiiris jacaylkaaga ma rumaysanayso illaa aad xoolo badan ku ...
HA KHIYAAMIN NAFTAADA !!!
- Aug 2, 2018
Shaki la’aan Jacaylka waa awoodda qofka u keenta in uu la yimaado wanaagiisa heerka ugu sareeya ama tabar dari caqli iyo jir ahaaneed heerka ugu hooseeya. Inkastoo uu bani aadanku leeyahay ...
Gabar yar oo 8-sano jir ah oo si caadi ah ula nool Masaska Nuuca Kobraha loo yaqaan
- Jul 30, 2018
Gabadh yar oo u dhalatay dalka Hindiya, isla markaana 8 jir ah, ayaa masaska kubraha ah ee aadka u halista badan ka dhigatay saaxiibbo ay la ciyaarto, kuwaasoo marar badan ...
MAANSO JACEYL..
- Jul 29, 2018
Rubuc li’ 5-ta aroornimo Anoo hurdo raaxo leh hurdaaya markaad riyada igu timaaday adoo lagu mood Rihana uduga riixaan janaad leh kolkaad i garabtimaaday anoon ra’yigiyo amaan ku heesin sow habaar qabe oo ordaaya intuu hoon BIIB ka ...

Next Page »