Ciyaaraha

Real Madrid ayaa dhexda ka galeysa waqti jahawareer ah maadaama qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsaneed kooxda

Real Madrid ayaa dhexda ka galeysa waqti jahawareer ah maadaama qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsaneed kooxda ay doonayaan iney isaga dhaqaaqaaan, waxeyna haatan

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

Laacibka cusub ee kooxda Barcelona, Arturo Vidal ayaa doortay lambarkiisa cusub ee kooxda Barcelona uu u xiran doonno.

  Laacibka cusub ee kooxda Barcelona, Arturo Vidal ayaa doortay lambarkiisa cusub ee kooxda Barcelona uu u xiran doonno. Vidal ayaa doortay inuu xirto lambarka

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

Wakiilka Thibaut Courtois Waxa uu ugu Baaqay Chelsea in AQbalaan Dalabka..
- Aug 4, 2018
Wakiilka waxa uu ugu baaqay Chelsea in aqbalaan dalabka Real Madrid kaddib markii uu xiddigga ka codsaday kooxda in ay fasaxaan. 26 jirka hal sano ayaa uga dhiman qandaraaskiisa waxa uuna sheegay ...
Chelsea Ayaa Wali Rajeyneysa inay Eden Hazard ka Dhaadhicin Karto Saxiixa Qandaraaska Cusub..
- Aug 2, 2018
Chelsea ayaa wali rajeyneysa inay ka dhaadhicin karto saxiixa qandaraaska cusub oo uu kusii joogayo Stamford Bridge. Heshiiska haatan Hazard ayaa dhacaya 2020, halka kooxda ay isku dayeyso inay ku qanciso ...
Taageerayaasha Kooxda Ac Milan ayaa farxad weyn ka muujiyay saxiixa Gonzalo
- Aug 2, 2018
    Taageerayaasha Kooxda Ac Milan ayaa farxad weyn ka muujiyay saxiixa Gonzalo Higuain iyaga oo si weyn ugu soo dhaweeyay xiddiga kooxdooda. Xiddiga reer Argentine ayaa xalay gaaray Milan waxana wadooyinka isugu ...
Kooxda Everton Ayaa ku Guuleesatay inay kala Soo Saxiixato kooxda Barcelona Difaaca Reer France ee Lucas Digne…
- Aug 1, 2018
 Kooxda Everton ayaa ku guuleesatay inay kala soo saxiixato kooxda Barcelona difaaca reer France ee Lucas Digne, wuxuuna laacibka qalinka ku duugay heshiis gaaraya ilaa iyo 2023. Xidigii hore kooxda Barcelona ...
Goolhaye Thibaut Courtois Ayaa Dhagaha ugu Dhibciyay Chelsea War Ay Aad uga Nexeen Taageerayaasha Chelsea…
- Aug 1, 2018
Goolhaye  ayaa dhagaha ugu dhibciyay Chelsea war ay aad uga nexeen taageerayaasha Chelsea. Xiddiga reer Belgium ayaa u sheegay Blues inuusan heshiis cusub u saxiixeyn isla markaana ay hadda ka iibiyaan ...
Xidiga Xulka Qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Anthony Martial oo Eedayn Badan kala kulmayay Macalinka kooxdiisa ee Jose Mourinho …
- Aug 1, 2018
  Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee  oo eedayn badan kala kulmayay macalinka kooxdiisa ee Jose Mourinho ayaa ugu danbayn aamusnaantii ka baxay wuxuuna ugu horayn u mahad ...
Shirkadda Musaaricadda ee WWE Ayaa Real Madrid Gudoonsiiyey koob Sharafeed Ay ku Muteysatay Guulihii ee Sanadihii Dhawaa Gaadhay…
- Aug 1, 2018
Shirkadda musaaricadda ee WWE ayaa Real Madrid gudoonsiiyey koob sharafeed ay ku muteysatay guulihii ee sanadihii dhawaa gaadhay. Halyeyga WWE Paul ‘Triple H’ Michael Levesque, kaas oo sidoo kale siiyey koobab ...
Xidiga khadka Dhexe ee Xulka Qaranka Serbia iyo kooxda Lazio ee Sergej Milinković-Savić Ayaa Niyad Jab Weyn ku Riday kooxaha Sida Wayn u Xiisaynayay …
- Jul 31, 2018
Xidiga khadka dhexe ee xulka qaranka Serbia iyo kooxda Lazio ee  ayaa niyad jab weyn ku riday kooxaha sida wayn u xiisaynayay adeegiisa inta lagu guda jiray suuqa xagaaga, kadib ...

Next Page »