Arrimaha Bulshada

Qarax Goor Dhaw ka Dhacey Magala Da Muqdisho..

Wararka naga soo gaaraya Nawaaxiga SOS gaar ahaan Shaleemo Cabdiwaayeel ayaa waxa ay sheegayaan in Askar ka tirsan Ciidamada Booliska Mooto ay saarnaayeen Qarax Miino

Continue Reading »

Qeybta Arrimaha Bulshada

Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga Oo Soo Bandhigay Qodob Ay Ka Tabanayaan DFS

Shan Sanno ayaa laga joogaa Aas’aaska Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee loo soo gaabiyo (AGA),waxaana dalka Jabuuti lagu aas’aasay 26-kii Bishii june Sanadkii 2013kii,iyada oo

Continue Reading »

Arrimaha Bulshada Archives

Hormuud Oo War Ka Soo Saartay Ciidamada Kenya Oo Gubay Xarun Ay Laheyd Shirkadda
- Aug 14, 2018
  Madaxda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa waxa ay War-Saxaafadeed ka soo saareen Ciidamada Kenya oo gubay xarun ay ku laheyd Shirkadda Tuulada Calibuley oo 30KM dhanka waqooyi uga beegan Degmada Dhoobley ...
Madaxweyne Farmaajo Ayaa kulan Xog isweydaarsi Ah kula Yeeshay Madaxtooyada Xubno ka Tirsan Ururrada Dhallinyarada …
- Aug 13, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan xog isweydaarsi ah kula yeeshay Madaxtooyada xubno ka tirsan ururrada Dhallinyarada ee magaalada Muqdisho iyadoo maanta ay ahayd maalinta dhalinyarada adduunka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi ...
Xubna Sare oo ka Socda Jabhadda ONLF Ayaa Gaaray Addis Ababa…
- Aug 13, 2018
Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay gaaray magaalada , wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare. Wafdiga ...
Dawladda Turkiga oo Qaadaysa Tallaabo Suuqa Lagu Dajinayo…
- Aug 13, 2018
Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabo ay ku dajinayso suuqyada ka dib markii qiimaha lacqagtoodu uu meeshii ugu hoosaysay ka gaaray suuqyada saamiyada ee Aasiya. Faah faahinta tallaabadaas ayaa ...
Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Jen. Jim Owoyesigire Ayaa ku Amray Ciidamada AMISOM …
- Aug 12, 2018
Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM  ayaa ku amray Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya inay si joogto ah u fuliyaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Jen. Owoyesigire ayaa ugu baaqay Ciidamada ...
Ururka ONLF Ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya Maanta kaga Dhawaaqday Xabbad Joojin..
- Aug 12, 2018
Ururka ONLF ayaa magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dowladda Itoobiya. War kasoo ...
Dowladda Sacuudiga Ayaa War kasoo Saartay Sababtii keentay in Markab Siday Xoolo Soomaaliyeed..
- Aug 12, 2018
Dowladda Sacuudiga ayaa war kasoo saartay sababtii keentay in  oo dalkaasi dhawaan loo dhoofiyay dib loogu soo celiyo Dekedda Magaalada Boosaaso. War kasoo baxay Waaxda Xanaanadda Xoolaha ee Wasaaradda degaanka dowladda ...
Ciidamo Gaar Ah oo Sugi Doona Ammaanka Dekedda…
- Aug 12, 2018
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaarin doonaan ciidamo gaar ah oo sugga Ammaanka Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in  la adkeeyo Ammaanka Dekedda Muqdisho, islamarkaana wax ka badel ...

Next Page »